Sheeko gaaban Sheeko yaro gabaan lakin wanaag hooyo ina tuuseysa ila akhriista Nin qoraa ah ayaa sanadkii 2013 waxa uu qoray buug lamagac baxay my mother my love ayaa ah buug kahadlaayay hooyada. Waxaa lawaydiiyay sababta ku kaliftay waxa uu kujawaabay:-maalin maalmaha kamida markii aan jiray 12 ayaa habeen waxaa xanuun satay hooyaday waxana ay laheyd uur todobo bilood ah. Markii ay xanuunka dareentay ayaa waxaan iqabatay hurdo waana seexday,xili ay saacadu kubeegneyd 8:00 habeenimo ayaan soo baxay oo waxaa iqabatay kaadi,markii aan soo maraayey jigada ayaan waxaan dareemay sanqadh. Markii aan soo galay jigada ayaan arkay arin aan la'ooyay hooyaday oo xalay oo dhan xanuunsaneyd ayaa hada waxay dabka saareysaa shaah. Intaan soo orday ayaan iri hooyo maxaad usameyneysaa shaaha waaba xanuunsan tahay aniga ayaa kuu jooga oo karin lahaa,waxay igu tiri hadal aan waligey ilaabi doonin"hooyo xanuun walba oo aan dareemo waxaa kaweyn xanuun walba oo uu dareemayo ilmaheygu markuu kaajo...
Duuliye media wararka, madadaalada & maqaallada xiisaha leh

Comments
Post a Comment